Get Adobe Flash player
skypebutton
animation1
quraanka
Al Asma Ul Husna
Adkaar waysada
Fadlan isqor
trail
CARUURTA
TAARIIKHDII AISHA
DUGSI QURAAN

  OGAYSIIS  OGAYSIIS OGAYSIIS

waxaa loogu bishaareynayaa dadka muslimiinta ah ee soomaaliyeed meel kasta oo ay ka joogaan  caalamka inuu u furayo machadka daruulquran.com fasal cusub oo  dad waaweyn iyo dad yeryerba leh machad alfaaruuq wuxuu ku  caan baxey barashada quraaanka kariimka ah iyo culuumta  islaamka macahadku hadda wuxuu kuusoo kordhiyey hingaada oo qaab cusub oo si fudud laguu fahansiin doono 3 bilood oo kaliya ayaa laguugu bari doonaa insha allah waa duruus casriyeysan  waana maqal iyo muuqaal markasta iyo meel kasta hadaba hadaan kuu sharxo xiisadaha ama casharada laguu dhigi doono haduu ilaahay yiraahdo waxaa ka mid ah   sidan soo socota

hadaan kuu sharxo xiisadaha ama casharada laguu dhigi doono haduu illaahay yiraahdo waxaa ka mid ah sidan soo socota:-

  1. Quraanka kariimka ah iyo Tajwiidkiisa.
  2. Higaadda carabiga
  3. Culuumta islaamka(siirada rasuulka SCW)
  4. Barashadda af-soomaaliga
  5. Barashadda hidaha iyo dhaqanka sida;
  6. Sheeko xariiro Googaaleysi
  7. Halxiraale
  8. Maahmaayada I.W.M
  9. Barashadda carabiga ku hadalkiisa
  10. Barashadda Xisaabaadka (hoose-dhexe-sare)
  11. Barashada Englishka (qoraalkiisa iyo ku hadalkiisa)
  12. Qabashadda imtixaanaad iyo dawrooyin cilmiyeysan oo joogto ah.

Ayat Al-Kursi 10 Different Qiraat

imgo

Hoos Nagala soo xiriir

+252615623303

shariif2005@gmail.com
shariif.yare4

+252618004479  

+252618004479 

Cattura

Machadka daruulquran Online waxaa himilooyinkiisa asaas u ah qodobadan soo socda insha allah:-

  1. In jiilka cusub maskaxdoodu ay ku baar baarto kitaabka Alle S.w iyo Sunada Nabigigeena (NNKH).
  2. In bulshadeenu aysan cidna marti uga noqon barashada diinta islaamka goob walba iyo goor walba.
  3. In lahelo aqoonyahanno da’yar oo xambaarsan kitaabka Alle iyo Sunada Nabiga .
  4. In guri walbo laga helo tiro kamid ah qoyska oo xafidul quran ah.
  5. In si wadajir ah loola dagaallamo jahliga.

Cattura
Boqashada Dadaka
Baro salada
salaada
QALABKA EDEGA
Qalabka-waxbarashada
سورة يوسف مشاري العفاسي
hangadka arabiga
Jellyfish
الرقية الشرعية
Booqashada Dadka
68819
Visit Today : 31
Visit Yesterday : 51
This Month : 754
This Year : 11778
Total Visit : 68819
Hits Today : 69
Who's Online : 1
Daruulquran
Aiza ClickHere