OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
waxaa loogu bishaareynayaa dadka muslimiinta ah ee soomaaliyeed meel kasta oo ay ka joogaan caalamka inuu u furayo machadka daruulquran.com fasal cusub oo dad waaweyn iyo dad yeryerba leh machad alfaaruuq wuxuu ku caan baxey barashada quraaanka kariimka ah iyo culuumta islaamka macahadku hadda wuxuu kuusoo kordhiyey hingaada oo qaab cusub oo si fudud laguu fahansiin doono 3 bilood oo kaliya ayaa laguugu bari doonaa insha allah waa duruus casriyeysan waana maqal iyo muuqaal markasta iyo meel kasta hadaba hadaan kuu sharxo xiisadaha ama casharada laguu dhigi doono haduu ilaahay yiraahdo waxaa ka mid ah sidan soo socota
hadaan kuu sharxo xiisadaha ama casharada laguu dhigi doono haduu illaahay yiraahdo waxaa ka mid ah sidan soo socota:-
- Quraanka kariimka ah iyo Tajwiidkiisa.
- Higaadda carabiga
- Culuumta islaamka(siirada rasuulka SCW)
- Barashadda af-soomaaliga
- Barashadda hidaha iyo dhaqanka sida;
- Sheeko xariiro Googaaleysi
- Halxiraale
- Maahmaayada I.W.M
- Barashadda carabiga ku hadalkiisa
- Barashadda Xisaabaadka (hoose-dhexe-sare)
- Barashada Englishka (qoraalkiisa iyo ku hadalkiisa)
- Qabashadda imtixaanaad iyo dawrooyin cilmiyeysan oo joogto ah.
Ayat Al-Kursi 10 Different Qiraat
Hoos Nagala soo xiriir |
|
1 |
+252615623303 |
2 | shariif2005@gmail.com |
3 | shariif.yare4 |
4 |
+252618004479 |
5 |
+252618004479 |
Machadka daruulquran Online waxaa himilooyinkiisa asaas u ah qodobadan soo socda insha allah:-
- In jiilka cusub maskaxdoodu ay ku baar baarto kitaabka Alle S.w iyo Sunada Nabigigeena (NNKH).
- In bulshadeenu aysan cidna marti uga noqon barashada diinta islaamka goob walba iyo goor walba.
- In lahelo aqoonyahanno da’yar oo xambaarsan kitaabka Alle iyo Sunada Nabiga .
- In guri walbo laga helo tiro kamid ah qoyska oo xafidul quran ah.
- In si wadajir ah loola dagaallamo jahliga.